Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay in howlgal lagu dilay in ka badan 50-xubnood oo Shabaab ah

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in howlgal ay maanta si wadajir ah u fuliyeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada caalamka lagu dilay dagaalyahano badan oo katirsan Al Shabaab oo ku sugnaa deegaanno kuyaalla duleedka Xarardheere. Howlgalkan oo isugu jiray mid ciidamada Danab dhinaca dhulka ka fulinayeen iyo duqeymo Mareykanka ku caawinayay ciidanka kumaandooska ayaa lagu dilay … Continue reading Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay in howlgal lagu dilay in ka badan 50-xubnood oo Shabaab ah